Soomaaliya oo Bilowday Xaraashka Bolookyo Shidaal, Maxaa Ka Dhalan Kara? Sheeko:Dalka Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka Maxamuud Cabdikadir Hilaal ayaa talaadadii waxaa uu bartiisa Twetterka soo dhigay in dowladda federaalka ah ay bilowday xaraashka ilaa 7 bolook oo shidaal isaga oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Tuulooyin Hor Leh oo Dhaca Gobolka Shabeellaha Dhexe Tuulooyinka Buur-fuule, Oobaale, Diinlaaw, Timire hurawa, Kaluundi iyo kuwa kale ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay gaareen Fatahaada wabiga Shabeelle oo maalmahii lasoo dhaafay ku fatahay deegaano hoostaga Degmada mahadaay. Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-Shabab oo Soo Bandhigtay Askar Iska Soo Dhiibtay Dowlad Goboleedka Jubbaland Al-shabab ayaa soo bandhigtay askar ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland oo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeen, waxaana askartaan lagu soo bandhigay gobolka Jubbada hoose. Ciidamada lasoo bandhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus oo Maanta Laga Diiwaan Geliyey Kiisaskii Ugu Badnaa Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Tirsan Beesha Caalamka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah la qaatay Xubno ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Biyo-Baxa Webi Shabeelle oo Ka Adkaaday Baladweyne, Xaafado Badan oo Go’doonsan Wararka naga soo gaaraya magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in webiga biyaha ay soo galeen inta badan magaalada iyaga oo go’doomiyey xaafado badan. Weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Magaalada Baladweyne iyo Barakac Halkaasi Ka Bilawday Wararka aynu ka heleyno magalada Baladweeyne ee xurunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya Wabiga Shabeelle oo maalmihi la soo dhaafay waday biyo aad ufarabadan in uu maanta ku fatahay xaafado ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Sheegtay inay Go’aan Cad Ka Qaadan Doonaan Dowladda Federaalka Ah Sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan waxaa saacadaha soo aaddan la filayaa in maamulka Jubbaland uu go’aan cad ka qaadato dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo Digniin Adag U Diray Hay’adaha Ka Howlgala Gobalkaasi Cali Jeyte Cusmaan guddoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa waxa uu digniin adag u diray hay’adaha NGO’s-ka ah ee howlaha samafalka ah ka fuliya gobalkaasi isaga oo sheegay in ha’addii amarkooda diida inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Shaacisay inay Korortay Dadka uu Soo Ridanayo Xanuunka COVID-19 Maamulka Soomaaliland ayaa shaacisay in tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka Coronavirus ee gudaha maamulkaasi ay kororortay ka dib markii ay maanta shaaciyeen kiisas dhowr ah. Warbixinta maalin laha ah…