Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Dhinaca Internet-ka Ah La Qaatay Dhaqaatiirta La Tacaaleysa COVID-19 Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiirri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha jira iyo dadaallada socda ee lagu xakameynayo cudurka COVID-19 waxa uu la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hishiis Laga Gaaray Dagaal Beeleed Dhowaan Ka Dhacay Gobolka Mudug. Masuuliyinta Maamulada Galmudug ,Puntland ,Waxgaradka Degaanka Iyo Talista Qaybta 21aad Ee Ciidanka Xooga ayaa kawada Qayb-qaatay Heshiisiinta Beela wada-dega Gobolka Mudug. Heshiiskaan ayaa horudhac u ah dagaal muddooyinkaan dambe u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhageyso: Dadkii Ku Jiray Isbitaal Martiini ee Ka Bogsaday Coronavirus oo Ka warbixiyay Xaaladdooda Caafimaad Bukaanno ku jiray isbitaal martiini kuwaas oo uu soo ritay safmarka COVID-19 islamarkaana la hadlay warbaahinta ayaa waxa ay ka sheekeeyeen haatan xaaladooda caafimaad sida ay tahay iyo waxyaabihii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bari: Askar Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Hub La Goostay Wararka ka imaanaya gobalka Bari ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland ay la goosteen hub iyaga oo la aaday dhinaca gobalka Sanaag waxaana ka soo baxaya faahafaahinno…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Ka Warbixiyey Kulan uu La Qaatay Dowladda Dhexe iyo Beesha Caalamka Warbixin kooban oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faahfaahin looga bixiyay kulan maqal iyo muuqaal ah, oo khadka internet-ka ku dhexmaray Ra’iisul wasaare Khayre, madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka oo Boosaaso Ku Qabtay Rag oo Lagu Shakiyay Daacish iyo Al-Shabaab Ciidamada Ammaanka dowlad goboleedka Puntland oo howlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegtay gacanta ku dhigay illaa saddex nin oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland, Beesha Caalamka iyo Dowladda Dhexe oo Kawada Hadalay Gurmadka Qardho Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo adaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlaay isku dubaridka u gurmashada magaalada Qardho ee gobolka Karkaar oo ay ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Danab oo Sheegay in Saraakiil Ajaanib iyo Soomaalia ah oo Ka Tirsan Al-shabaab Lagu Dilay Jubbada Dhexe Ciidamada Kumandoska Somaaliya ee Danab ayaa sheegay iney weerareen degaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe, iyaga oo sheegay in ay khasaare ugu geysteen Al-shabaab.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jabuuti oo Sheegtay in 7-Bil Ka Hor Ay Dhiibtay Lacagtii Gurmardka Baladweyne Guddiga Gurmadka Fatahaadihii ka dhacay magaalada Beleweyne ayaa 7-dii bishan laanta Afka Soomaaliga ee VOA u sheegay in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeel Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah ka dib maanta wasaaradda caafimaadka baaritaanno ay …