Daadad Saameyn u Geystay Beeraleyda Magaalada Xudur Ee Gobolka Bokool Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba’ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da’ay iyadoo sanadkaan roobabka Gugg’a ay si wanaagsan ay uga da’ayaan guud… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 7 Qof oo Ku Geeriyootay Roobabkii Xalay Ka Da’ay Caasimadda Dalka Roobab xooggan oo xalay caasimadda ka day’ay islamarkaana socday kudhawaad saddexx saacadood ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyadeed iyo barakac ay bilaabeen dadkii uu saameynta ku yeeshay roobabkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga UPD oo Sheegay inay La Xisaabtami Doonaan Masuuliyiinta DF ee Xayirtay Safarkii Senator Fartaag Qoraal ka soo baxaya xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxmuud ee UPD ayaa waxaa lagu sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan masuuliyiinta dowladda federaalka ee shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Muqdisho Waxaa Xalay Magalaada Muqdisho ka da’day ma hiigaan ahaa, oo daad watay kaas oo keenay in ay ka dhalato dhibaato naf iyo maal leh. Xaafado ka tirsan Muqdisho oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Sheegay in Hal Milyan oo Dollar Ka Badan uu u Helay Gargaarka Fatahaadda Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo gaareen lacago ka kala yimid dowladaha Somaliya iyo Jabuuti. Waare…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Gaaray Magaalada Baladweyne Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Hirshabeelle Madaxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay ka jiraan howllo looga hortagayo fatahaada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Dhuusamareeb oo Amarro Ka Soo Saaray Dhismaha Dhulalka Sharci Darada ah Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa soo saaray Amaro ka dhan ah Dhulalka iyo Dadka Dhisanaya Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda-qorow ayaa Bulshada looga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yuu Senator Fartaag Ku Eedeeyey Amarkii Looga Joojiyey Safarka Waxaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada caasimadda ah Muqdisho laga joojiyey in ay ka duulaan labo senator oo ka tirsan aqlka sare ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya xili…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 3 bukaan ay geeriyoodeen 8 ruux…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Kismaayo Lagu Aasay Maydka Allaha u naxariisto wasiirkii wax barashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Marxuum Maxamad Ibraahim Maxamuud ayaa maanta laga soo dejiyey Garoonka diyaaradaha Sayyid Muxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo…