Akhriso:Taariikh Nololeedka Danjire Cabdiqani Maxamed Waceys Sheeko:Arrimaha Amniga Marxuum Cabdiqani Maxamed Waceys ayaa waxuu dhashay 15 May, sanadkii 1945 Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxbarashadiisii dugsiga sare kaga qalinjebiyay Magaalada Qaahira sanadkii 1965, waxa uu shahaadada koowaad… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Cali Xuseen “Kooxo Adag Ayaan Kula Ciyaarnay Boosaaso” Degmada Bosaas ee xarunta Gobolka Bari waxaa afartii sano lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ku yeelanayay dhallinyaro ka socotay magaalada Melbourne ee Dalka Australia iyo qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Masar oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa dalka Kuwait ku geeriyooday safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo jaamacadda carabta ee danjire Cabdulqaadir Maxamed Waceys waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay xildhibaano ka tirsan golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 82 Xisbi Siyaasadeed oo La Diiwaangeliyay Kuma Jiro Xisbiga Nabad iyo Nolol Sida ay sheegeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka waxaa shahaadooyin ku meel gaar ah la gudoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo ka mid noqonaya axsaabta siyaasadeed ee ka jirta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo Kawada Hadlay Xiisadda Magaalada Gaalkacyo Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay kawada hadleen shaqaaqooyinka inta badan ku soo noqnoqday magaalada Gaalkacyo kaas oo dhexmara ciidamo kala taabacsan labadadaasi maamul iyo mararka qaar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Tuulooyin Ku Baaba’ay Fatahaad uu Sameeyay Wabiga Jubba iyo DF oo Gurmad Laga Dalbaday Guddoomiyha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur Towfiiq ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga Jubba hareerahiisa ay baabi’isay fatahaad halkaasi ka dhacday dhowaan. Ibraahim Towfiiq …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif oo Sheegay in Heshiisyo Qarsoodi Ah uu Ka Dhaxeeyo Itoobiya iyo Madaxda DFS Madaxweynhii hore ee dalka haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo ka hadlayay diyaaraddii ciidan ka tirsan Itoobiya ay ku ku rideen degmada bardaale ayaa hoosta ka xariiqay inuu jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka International Crisis Group: Soomaaliya Kama Dhici Karto Doorasho Qof iyo Cod Ah ee Halagu Laabo Tii 2016 Soomaaliya waa iney iska ilowdaa rajada ah in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, waana iney dib ugu laabato qaabkii 2016-kii xilligan uu si aad ah u faafayo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Roob Daadad Watay oo Ka Da’ay Degmada Xudur Halka Beero uu Baabi’iyey Dadka degan xaafada buulow oo ka tirsan magaalada Xuddur ee gobolka Bokool ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka ku waabaristay dadad ka dhashay roobab mahigaan ah oo saacadahii la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Coronavirus oo Sababay Sare u Kaca Guurka Kuwa Aan Qaan-gaarka Ahayn Gudaha Itoobiya Gobollo ku yaalla deegaanka Amxaarada oo ka tirsan dalka Itoobiya marki iskuullada Coronavirus dartii loo xiray waxaa si weyn u kordhay guurka aan qaan-gaarka ahayn. Wasaaradda haweenka, dhalinyarada iyo carruurta…