Akhriso Jawaabta: Ma Dhici Kartaa Doorasho Qof iyo Cod Ah 2020/2021? Sheeko:Dalka Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba Goobjoog… 6 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 59 oo Covid 19 La Xanuunsan, 2 Wasiir ayaa Ku Jirta Tan iyo markii qalabka lagu baaro cudurka Covid 19 la geeyey dowlad goboleedka Puntland, waxaa laga helay kiisas badan. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo xalay ka warbixiyey tirada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qof labaad oo Puntland Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19 Halka La Helay Korarka Kiisas Cusub Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in qof labaad uu geeriyooday xanuunka COVID-19 wasaaradda ayaana intaas ku dartay in ruuxaan horay loogu arkay calaamadaha Coronavirus ka dib wasaaraddu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Socda Magaalada Baladwene Ka Dib Markii Webigu Fatahaad Bilaabay Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegay in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah magaaladaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deeq Lacageed oo La Gaarsiiyey Qoysaskii Ka Barakacay Magaalada Baardheere. Guddiga gurmadka Fatahaadaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa maanta deeq lacageeed waxaa ay gaarsiiyeen qoyskii ku waxyeeloobay fatahaadda Webiga Jubba uu dhowaan uu ka sameeyey magaalaasi. Deeqdaan Lacageed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ka Tirsan Hirshabeelle oo Geeriyooday Halka Madaxweyne Waare uu Ka Tacsiyeeyey Allah u naxariisto waxaa maanta magaalada Jowhar ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ku geeriyooday wasiirkii dhaqan cellinta Maleeshiyaadka maamulkaasi. Allah u naxariistee Axmed Cumar Gaaboow ayaa ahaa wasiir iyo xildhibaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Baladwene Gaarsiiyey Agab Lagu Xakameynayo Fatahaada Webiga Wasiirka Boostada isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo goor dhaw la hadlay hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliyeed ay wado dadaalo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda oo Soo Saartay Hab Cusub oo Lagula Tacaalayo Covid-19 Dowladda Oo Daah furtay Hab Fududeynaya In Gurmad iyo Talooyin Caafimaad Ay Helaan Dadka Isku Arka Astaamaha COVID-19 Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay Application-ka Badbaado449…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo War Ka Soo Saartay Xirashada Niqaabka Ee Haweenku Isticmaalaan Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay amarro ku wajahan bulshada ku dhaqan deegaannada Jubbaland waxaana amarku si gaar ah u samaynayaa Haweenka oo looga digay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Kismaayo Dib ugu Soo Laabtay Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay maaalada Kismaayo kadib safar shaqo oo uu mudooyinkii dambe ugu maqnaa gobolka Gedo iyo…