Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo Maanta Geeriyooday Sheeko:Dalka Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Maxmed Axmed Nuur (Cabdi Kuus) oo hore uga soo mid noqday masuuliyiintii ugu sareysay ee maamulkii la oran jiray ximan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay iyo AMISOM oo Ka Qeyb Qaadanaya Baaritaanka Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale Qoraal ka soo baxay ku xigeenka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay Adam Abdelmoula ayaa lagu sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan baaritaanka ku aaddan sababta dhabta ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Kala Diraya Guddiga La Tacaalidda COVID-19 ee Dalkaasi Aqalka Cad ayaa qorsheynayaa inuu todobaadyo gudahood uu ku soo afjaro shaqada guddiga ka hortagga Corona, iyadoo dalkaasi uu weli faro ba’an ku haayo xanuunka covid-19. Aqalka Cad ayaa wajahaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay oo Ciidanka Dowladda Ay Ka Fuliyeen Magaalada Muqdisho Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku soo dhigay xubin ka tirsan Alshabaab oo sida la sheegay bam gacmeed ku tuuray bar-koontarool oo ku taalla waaxda Horseed ee degmada Yaaqshid ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabid Cabdi oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Tacadiga Loo Geysanayo Suxufiyiinta Soomaaliyeed Guddoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceboogga waxa uu uga hadlay tacadiyada ka dhanka ah saxaafadda iyada oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Kawada Hadlay Doorashada Dalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa isaga iyo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender waxa ay ka wada hadleen arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeen Cusub oo Loo Magacaabay Taliska Booliska Soomaaliya Qoraal ka soo baxaya taliska guud ee booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay afhayeen cusub kaas oo u hadli doona taliska. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya aya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Ka Socday Dowladda Soomaaliya oo Hiiraan u Tagay Qiimeynta Khatarta Fatahaada Webiga Wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalda Balaweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, wafdiga ayaana si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Ugaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Dowlad goboleedyadaya Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo Kawada Hadlay Diyaaradda Ku Burburtay Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo kan Kenya Uhuru Kenyatta oo kuwada hadlay khadka taleefanka ayaa waxa ay kawada hadleen diyaradda ku burbrutay gudaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Bardaale ee…