Roobab Dabeylo Watay oo Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Dhuusamareeb Sheeko:Baarlamaanka Roobab Dabeylo wata oo ka da’ay Magaalada Dhusamareb ayaa Sababay khasaare isugu jira Barakac iyo Guryo dumay waxaana Daadadku ay go’adoomiyeen Xaafado ka mid ah Magaalada sidoo kale waxaa hakad… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milkiilaha Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale oo Goobjoog uga Warramay Sida Ay Wax U Dhaceen Xildhibaan Cabdiraxmaan Aadan Ibbi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka golaha shacabka kana mid ah saamileyda diyaaraddii shalay ku burburtay degmada Bardaale ayaa waxa uu Goobjoog News uga warramay diyaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Iscasilay Waxaa maanta si lama filaan ah isku casilay taliyihii ciidamada ilaalada Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland Gaashaanle sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, taliyaha ayaana saxaafada la wadaagin sababta keentay inuu baneeyo xilkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Soo Saaray Miinooyin Lagu Aasay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50. ayaa waxa ay ku burburiyeen Miinooyin ay Al-Shabaab …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Shire: Dowlad Wariyaha u Xirto Ama u Jirdisho Maxaad Warkaas u Sheegtay Waa Dowlad Xun Madaxa hey’adda difaacda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee bariga Afrika Xasan Shire oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxaa uu ka hadlay madax bannaanida saxaafadda iyo xoriyatul qawlka hadalka waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goodax Barre oo Bahda Waxbarashada iyo James Swan Kala Hadlay Saameynta COVID-19 uu Ku Yeeshay Waxbarashada Dalka Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet-ka kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka iyo danjire James Swan. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Saciid Yuusuf oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Ururada Saxaafadda oo War Ka Soo Saaray Dilka Wariyaha Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Saciid Yuusu Cali oo ka tirsanaa talefeshinka Kalsan waxaana dilka wariyaha canbaareeyay ururada u dooda saxaafadda. Dilka wariyaha oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowaladda Soomaaliya oo War Ka Soo Saartay Diyaarad Ku Dhacday Gobalka Baay Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay war ka soo saarta diyaarad sidday xamuul oo shalay gelinkii dambe ku dhacday degmada Bardaale ee gobalka Baay. Qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Diyaaradeed oo Khasaare Geystay oo Ka dhacay Gobolka Bay Warar ka duwan ayaa ka soo baxayo diyaarad galinkii dambe ee maanta ku dhacday meel u dhow garoonka diyaaradaha degmada Bardaale ee gobolka Baay , ka dib markii ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulsjada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 34 xaalado…