Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Hadlay Daadadkii Bacaadweyne Ku Rogmaday Xili Guddi Gurmad uu Magacaabay Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa faafaahiyay waxyeeladii ka dhalatay roobaabkii Gu’ga ee ka dhawaan ka da’ay deegaanada Galmudug oo gaar ahaan waxyeello ga geystay deegaanno dhaca … 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta” Saxaafaddu waa mid ka mid ah tiirarka Dawladnimada Casriga ah. Waxaa ay afareysaa saddexda tiir ee dawladnimada ee kala ah fulinta, xeer-dejinta iyo garsoorka. Saxaafaddu waa garsooraha u kala garqaada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha SJS “Khadiijo Diiriye Xaq Uma Laha In Ay Garoomada Ciyaaraha Ka Celiso Warbaahinta” Iyadoo Wasaarada ciyaaraha Dowlada Soomaaliya ay xayiraad saartay in aysan garoomada isboortiga kasoo warami karin wariyaasha ciyaaraha Goobjoog ayaa waxaa isa soo saataraya baaq loo jeedinayo madaxda Dowladda,kaas oo ah…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Warbixin: Xorriyadda Saxaafadda oo Dhulka Gashay inta uu Joogay Madaxweyne Farmaajo Tan iyo markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo February 8, 2017, waxaa uu hoos u dhac xooggan ku yimid xorriyadda hadalka iyo guud haan helidda xogaha kala duwan hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga oo Markale Deeq Caafimaad Soo Gaarsiiyay Magaalada Muqdisho Diyaaraddii seddexaad oo deeq agab caafimaad sida oo ka socota Dowladda Turkiga ayaa saakay oo axad ka soo degtay garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho. Qalabkaan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Farmaajo Ka Dalbaday inuu Ka Laabto Dacwadda Wariye Cabdicasiis Gurbiye Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu madaxweyne Farmaajo kaga dalbaday inuu ka laabto dacwadda wariye Cabdicasiis Gurbiye oo ah tifaftiraha guud ee Goobjoog xilli madaxweynuhu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haddii Aynaan Cadaalad Jirin, Nabad Ma Jiri Kartaa? Sedex sano kahor abaarihii 7da fiidnimo maanta oo kale, waxaa si bareer ah loogu toogtay agagaarka madaxtooyada walaalkeey oo aan jeclaa Abass Hajji Abdullahi Sheikh Siraji. Ninkii toogtay iyo masuulkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Saxaafadda Soomaaliya u Balanqaaday in aan Loo Isticmaalin Xeerka Ciqaabta 1964 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa axaddii oo dunida iyo Soomaaliyaba laga xusayey maalinta xorriyadda saxaafadda waxaa uu ballan qaaday in xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed ee duugoobay ku sameynayo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaadda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka xukuumadda fedraalka dalka ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo COVID-19, 10 ruux ay bogsooseen hal qofna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qareenka Warbaahinta oo Warqad Cabasho Ah U Diray Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Qareen Daahir Maxamed Cali oo ah qareen u dooda hay’adaha warbaahineed ee gaarka loo leeyahay iyo ururada saxaafadda ayaa waxa uu warqad cabasho ah u diray madaxda ugu sareysa dalka…