Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee Doorashada Qaranka Sheeko:War Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Raysal Wasaare Khayre Ee Ahaa Qabsoomida Doorashada Dalka. Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Raysal Wasaare Khayre Ee Ahaa Qabsoomida Doorashada Dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee ku Addanaa Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Gudaha Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah sabti ah 30-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka…
1 daqiiqo Sheeko:War Farriin Cusub oo Ku Saabsan Wacyigelinta COVID-19 Halkan ka daawo baraamij kale oo ku saabsan wacyi gelinta Coronavirus
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka: Dibadbaxyaal Careysan oo Gubay Xarun Boolisku Ku Leeyihiin Minneapolis Xarun boolis oo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa dab la qabadsiiyay iyadoo dibadbaxyo rabshada wata ay ka socdaan magaladaasi habeenkii seddaxaad. Muddaaharaadayaasha ayaa ka careysan dilka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xayirnayd Sacuudiga oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay Dowladda federaalka ah ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo sida la sheegay ku go’doonsanaa dalka Sacuudiga tan iyo markii caalamka uu kala xirxiray xanuunka safmarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kheyre: Maanta Laga Bilaabo Shaqadeennu Waa In Dalka Gaarsiinno Doorasho Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka hadlayey kulanka golaha wasiirrada ayaa sheegay iney maanta laga bilaabo xukuumadiisa ka shaqeyn doonto sidii dalka uga dhici laheyd doorasho loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeella oo Guuddi Ka Kooban Wasiiro iyo Xildhibaanno u Saaray Dilka Shaqaale Caafimaad oo Ka Dhacay Golaley Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya falkii 28-kii bishan lagu xasuuqay shaqaale caafimaad oo ka howlgalayay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ oo Dacwad Dhageysaneysa 31 Maalin Kadib Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa 19-kii May ee sanadkan ku dhawaaqday in markii 3-aad dib loo dhigay dhageysiga dacwadda kiiska baddda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya sababo la…