Faarax Cabdi: Masiirka Reer Jubbaland Ma Ahan Wax Nairobi Lagu Go’aamiyo Sheeko:Dalka Faarax Cabdi Guuleed oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaannada Jubbaland islamarkaana wareysi siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii dhowaan ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Deeq Caafimaad oo uga Timid Turkiga Turkish airline oo sidda deeqdii ugu horey oo ah qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku gudoomay Wasiirka caafimaadka XFS, iyadoo ay goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Qalab Caafimaad Geysay Magaalada Dhuusamareeb Guddiga qaran ee ka hortagga COVID-19 ayaa maanta agab caafimaad geeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, agabkan ayaa loo adeegsan doonaa sidii loo xakameyn lahaa safmarka Coronovirus. Wafdiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Rooble: Xilli Maanta Looga Baahi Badan Yahay Majirto inay iskaashadaan Maamullada iyo Madaxda DFS Faysal Cabdi Rooble oo ah mareeye guud ee magaalada Los angales ayaa cod dheer waxa uu ku sheegay in maanta loo baahanyahay in maamullada dalka ka jira iyo madaxda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Beenisay in DF Ay Diyaarado Sida Gargaar Ka Dajisay Garoowe Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa waxa uu beeniyay in dowladda federaalka ah ay diyaarado siday gargaar shalay ka dajisay magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ergaygii Hore Ee Soomaaliya U Qaabilsanaa Qaramada Midoobey oo Geeriyooday. Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania Augustine Mahiga ayaa saaka ku geeriyooday magaalada caasimadda ah ee Dodoma, iyadoo aan la shaacin xanuunka uu u geeriyooday laakiin la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qofkii Ugu Horeeyey oo Coronavirus Ugu Geeriyooday Deegannada Puntland Bukaankii ugu horeeyey oo laga helay xanuunka Coronavirus ayaa deegaannada dowlad goboleedka Puntland ugu geeriyooday xanuunkaas ka dib markii horay loo karaantiilay maadaama looga shakiyey COVID-19. Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Puntland …