Ehellada iyo Shaqaalaha Zamzam oo Goobjoog Uga Warramay Xasuuqa Gololey Sheeko:Dalka Meydadka illaa 8 ruux oo u badan dhalinyaro, kana shaqeynayey MCH ay leedahay hay’ada Zamsam ayaa maalin kadib markii la afduubtay waxaa khamiistii meydkooda la soo dhigay deegaanka Gololey ee… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Soo Celinaya Xarumihii Danta Guud Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Amray In la baneeyo xarumaha Danta guud ee ku yaalla magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo hadda ay haystaan Shaqsiyaad iyo maleeshiyaad kala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalinlaha ah ku sheegtay in la helay kiisas ku aadan xanuunka COVID-19, waxaana ay sheegtay in maanta laga diiwaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug Iyo Dhalinyarada Magaalada Cadaado oo Kawada Hadlay Xaaladda COVID-19 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo maalinmadii shalay gaaray magaalda Cadado oo ay ka taagan tahay xaalada caafimaad darri ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay qeybaha kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Umulisooyinka Isbitaal Benaadir oo Ka Walaacsan Lacagihii Gunnada Ahaa oo Muddo Ka Maqan Qaar ka mid ah umulisooyinka isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir Hospital, oo ku shaqeeya hab mutadawacnimo ah ayaa ka walaacsan lacagihii gunnada ahayd ee ay ka qaadan jireen isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Sarkaal Ka Tirsanaa Gobalka Banaadir oo Ku Geeriyooday Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Maamulka Gobalka Banaadir ayaa faahfaahin waxa uu ka bixiyay qaraxii saakay ka dhacay dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka kaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyada oo qaraxaasina…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug iyo Puntland oo iska Kaashanaya Sugidda Amniga Magaalada Gaalkacyo Kulan ay magaalada Gaalkacyo ku yeesheen wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi iyo wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa waxa ay uga wada hadleen sidii la isaga kaashan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Shaacisay Kiisas La Xiriira Coronavirus Soomaaliland ayaa maanta oo ah Khamiis 28-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Trump oo Cambaareeyay Dilkii Minneopolis Loogu Geystay Nin Madow Ahaa Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa naxdin iyo masiibo ku tilmaamay dilkii magaalada Minneopolis loogu geystay ninkii madowga ahaa ee George Floyd. Trump wuxuu ka codsaday FBI-da iyo waaxda caddaallada dalkaas…