Hoos u Dhac Ku Yimid Kiisaska Coronavirus ee Deegaannada Puntland Sheeko:Dalka Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in hoos u dhac uu ku yimid kiisaska COVID-19 ee laga helayo deegaannada maamulkaasi ka dib baaritaanno la sameeyay. Wasaaradda ayaa xustay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Garsoor oo Baaq Ka Soo Saaray Doorashooyinka Qaranka Xisbiga Garsoor oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka islamarkaana ka diiwan gashan guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu baaq ka soo saaray doorashada dalka la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Waxaa warar kala duwan laga helayaa qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Tiyaatarka qaranka oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya waxaana halkaasi xilligan laga maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidanka dowladda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado u Tagay La Dagaalanka Covid-19 Waxaa maanta gelinkii dambe gaartay magaalada Cadaado diyaarad siday shixnad gargaar caafimaad ah oo ay la socdeen dhaqaatiir iyo howlwadeenno caafimaad kuwaas oo la filaayo in ay sameeyaan baaritaanno la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tirada Xaaladaha COVID19 Ee Dalka Laga Diiwaan Gelinayo Oo Hoos u Dhacay La taliyaha sare ee COVID19, kala taliyo wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Safar Deg Deg ah Ku Gaaray Magaalada Cadaado Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Cadaado oo Ka Warbixiyay Dad La Sheegay inay COVID-19 ugu Geeriyoodeen Magaaladaasi Guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud Cabdulaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in inta badan dadka ku nool magaalada ay dareemayaan xanuun kaas…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdullahi Tootoole “Guri Walba Oo Cadaado Ku Yaala Laba Ama Sedex Qof Oo Xanuunsan Ayaa Laga Helayaa”
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho,iyagoo Dowladdu ugu baaqay in ay wax ka qabato arinkan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Itoobiyaan Ah oo Qarax Lagula eegtay Gobalka Baay Wararka ka imaanaya gobalka Baay ee Koonfurta Soomaaliya aya waxa ay sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi qarax lagula eegtay ciidamo Itoobiyaan ah kuwaas oo dalkeenna ku jooga inay…