1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Wasiir Fiqi oo Kormeeray Koontoroolada Gaalkacyo Xilli Galmudug Ay Halkaasi Geysay Ciidamo Boolis Ah Wafdi uu hoggaaminayay wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen Senetaro ayaa maanta waxa ay kormeer ku sameeyeen baraha Koontorool ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah oo Maanta Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 27-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Saraakiil Ka Tirsan AMISOM Kala Hadlay Sugidda Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada AMISOM ee sector 4 ee ka howlgala Gobolka Hiiraan, iyagoo ka wada hadlay sugida amniga iyo wada shaqeynta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Siyaasi Cabdi Cabdulle Jini Boqor Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid siyaasiga Cabdi Cabdulle Jini Boqor oo saakay ku geeriyooday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar. Deni ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sheekh Shariif: Waxaan Ka Digeyna isku Day Walba oo Dib Loogu Dhigayo Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo ka hadlayay doorashada la filayo in sanadka soo aaddan ay dalka ka dhacdo ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: in Ka Badan 10 Ruux oo Ku Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed sida laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururrada SJS, SOMA iyo SIMHA oo Ka Walwalsan Adeegsiga Sharci Darrada ah ee Telefoonka Wariye Abuuja Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) iyo Dalladda Xarumaha Warbaahinta ee SIMHA waxay si weyn uga walwalsan yihiin isticmaalka telefoonka gaarka ah ee tifaftiraha Idaacadda Hiigsi, Maxamed Cabduwahaab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mileteriga Soomaaliya oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Hiiraan Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 41-aad guutada 5aad qeybta 27-aad ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Hiiraan waxa ay kula wareegeen deegaanno ay gacanta ku hayn jireen dagaalamayaasha Al-shabaab,…