Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga Dib Loo Furayo Duulimaadyada Gudaha Sheeko:Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta isugu yimaadeen wasiiirka gaadiidka iyo duulista Hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) wasiir Ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Aadan Isaaq, madax ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Oo Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Xanuunka COVID-19 Ah Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 57 xaalado cusub oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Saraakiil Ciidan iyo Xubno Ka Tirsan Gobolka Banaadir oo Lagu Eedeeyay Dhulboob Dad degan xaafadda Waxaracadde ee degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegeen in dhul ay leeyihiin ay xoog ah kaga dhacayaan xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, saraakiil…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Ka Gadooday Maamulka Puntland oo Shaaciyey Sababta Ku Kaliftay Gadoodka Ciidamado ka tirsan dowlad goboleedka Puntland kuna sugan qeybo ka mid ah gobolka Gardafuu ayaa muuqaal ay soo galiyeen baraha bulshada waxaa ay ku sheegeen in dowlad goboleedka Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiisas Coronavirus Ah oo Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo isku Day Dil Ka Badbaaday Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaana la sheegay in weerarkaasi uu ka badbaaday guddoomiyihi degmadaas. Dadka deegaanka ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Banaadir oo Booliiska Gobolka Uga Mahadceliyey Amniga Caasimadda Ee Bishii Soon Kulan todobaadle ah oo maamulka gobolka Banaadir yeeshay ayaa booliiska gobolka Banaadir looga mahadceliyey sida ay u sugeen amniga caasimadda inta lagu jiray bishii Ramadaan. Kulankan oo ahaa midkii todobaadlaha…