1 daqiiqo Sheeko:War Prof Xasan “ Waa Dhamaatay In Ay Soomaaliya Noqoto Sida Ay Rabaan Siyaasiyiinta” Prof Xasan Sheekh Cali Nuur oo ka mid ah barayaasha Jamaacada Umadda ayaa sheegay in ay dhamaatay waqtigii sida ay rabaan siyaasiinta Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Is Badal Ha Ogalaadaan” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta.
1 daqiiqo Sheeko:War Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Doorashada Dalka Ka Dhacaysa 2021 Qaar Ka mid shacabka Muqdisho oo aragti kala duwan ka bixiyay doorashada Dalka ka dhacaysa 20201 iyo sida ay tahay in loo wajaho.
1 daqiiqo Sheeko:War Aragtida Shacabka Garoowe Ee Khilaafka Madaxda Puntland Shacabka Magaalada Garowe oo ka aragti dhiibtay xalinta khilaafkii Madaxwaynaha Puntland Saciid Deni iyo Ku xigeenkiisa Axmed .
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug iyo Hey’adaha Qaramada Midoobey oo Kawada Hadlay Arrimaha COVID-19 Madaxweynaha Dowlad GoboleedkaGalmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shir khadka internetka ah la yeeshay Madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Soomaaliya. Shirka ayaa looga hadlay saameynta cudurka safmarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Hay’adda World Vision oo Qalab Looga Hortago COVID-19 Ku Wareejisay Puntland Wasaaradda caafimaadka Dawlada Goboleedka Puntland ayaa maanta hay’adda World Vision kala wareegtay qalab loogu talagalay ka hortaga cudurka safmarka ah Covid19, iyadoo deegaannada maamulkaasi uu ka jiro xanuunka. Agaasimaha guud…