Taliska Xoogga Dalka oo Sheegay in Gacanta Lagu Dhigay Qaraxyo Sheeko:Amniga Taliska ciidamada Militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulooyin ku dhow degaanka Janaale ee gobolka Shabellada Hoose,waxaa ay ku sheegeen in howlgalkaas ay kusoo qabteen qaraxyo lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Darawal Mooto Bajaaj oo Lagu Dilay Ceelasha Biyaha Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wiil dhallinyaro ah waxaa uu ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Wiilka dhallinyada ah ee la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Qaybaha 21-aad iyo 27-aad ayaa kala dhexgalay meleeshiyaad ku dagaalamayey maalmihii tagay gobolka Hiiraan waxaana ka dhashay khasaare soo kala gaaray labada dhinac. Taliyaha Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Puntland oo Ka Horyimid 4.5 Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ayaa ka digay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah sanadka 2021-ka taas oo lagu saleeyey…