Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre” Sheeko:Dalka Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Cabdiraxmaan oo Dowladda Jabuuti Ku eedeeyay Tacaddi Ka Dhan Ah Aadanaha Sheekh Cabdiraxmaan oo ah aqoonyahan ka mid ah culumada dalka Jabuuti oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay xaaladaha qasan ee ka taagan dalka Jabuuti isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Lagu Xusayo Laacibkii hore Jeenyo Maxamed Xaaji Uurey Ayaa Muqdisho Ka Furmay Tartanka lagu xusayo laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Adam Uurey ayaa Muqdisho ka furmay waxaana ka qeyb galaya ilaa toban koox oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhoweysay Guddiga uu Magacaabay Guddoonka Aqalka Sare Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guddigii uu magacaabay guddoomiyaha aqalka sare ee loo xilsaaray isku keenidda madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhrsio: Madaxweyne Waare oo Magacaabis Sameeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay wasiiro cusub ka dib markii qaar ka tirsan golahiisa wasiirada ay sheegeen inay xilkii banneeyeen. Wasiirada iscasilayw ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Aqalka Sare oo Magacaabay Guddi isku Keena Madaxda DF iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa magacaabay guddi isku keenaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah oo xiriirkooda uusan wanaagsanayn. Guddigan ayaa ka kooban 9 Senetor…