Maxaa Laga Filan Karaa Shirka U Dhaxeeya Madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland?
Sheeko:Dalka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2020/06/xx.jpg)
Qaar ka mid shacabka Muqdisho oo la hadlay Goobjoog News ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada-hadalada u dhaxeeya madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland