Mas’uuliyiin Ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Baxay Dilal Ka Dhacay Abaaley Sheeko:Amniga Wafdi ka socday dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ku baxay dagaal dhowaan ka dhacay deegaan ku yaallo xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dowlad deegaanka. Wafdigaan ayaa waxaa ka mid ahaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Booqday Xarumaha Ciidanka Ee Degmada Hobyo Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeeray xarumaha CiIdamada Ammaanka heer fadaraal iyo heer dowlad Gobaleed ee ku yaala dagmada hobyo ee gobalka Mudug halkaas oo haatan…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Soomaaliya oo Hirgalisay Xarunta Ka Digista Halis-wadareedka iyo Musiibooyinka Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta, shaqaalaha ka howl-gali lahaa iyo khubaro tababarro joogta ah siiya…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Ururuka suxufiyiinta(SJS) oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Wariyayaal Lagu Xiray Somaliland Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray saxafiyiiin lagu xiray Somaliland gaar ahaan gobolada Sool iyo Sanaag,Khadar Rigaax Jaabir Siciid Ducaale (dhexe) iyo Khadar Tarabi,xilli ay soo tebinayeen…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Golaha Shacabka oo La Diidayo In La Raro Deegaan Doorashadiisa Bayaan goordhow kasoo baxay cidda iska leh kursiga golaha shacabka ee BF, Numberka yahay 00124 ee hadda uu ku fadhiyo matalaaddiisa xildhibaannimada Cabdiraxman Kulmiye Xersi Dheere ayaa diiday in doorashada…