Muuqaal:-Dowladda Sucuudiga Oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa Sheeko:Wararka Caalamka Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka sanadkaan.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooydii Hore Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Aasay Aasay Koox Akdeemiyad Ah Waxaa socda abaabulka iyo isku keenista xidigihii hore Soomaaliya waxaana dhallinyaro kala joogta gudaha dalka iyo dibadda ay abuureyn koox lagu magacaabo Mideynta waxayna ka shaaeyndoonaan horomarinta,is dhaxgalka,dhiiri gelinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Kuraasta Waqooyi Aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow waxaa uu ansixiyey xeerka kuraasta xildhibaannada gobollada waqooyi ama Somaliland. Weriyaha Goobjoog News ee golaha waxaa uu sheegayaa in coddeynta dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Qaadday Guud ahaan Xayiraadda Covid 19 Somaliland ayaa goordhow waxaa ay ku dhawaaqay in ay qaadday dhammaan xayiraadaha la xiriiray Covid 19 ee ay horay u soo rogtay. Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kulanka ayaa dabajooga xeerkii shalay la horgeeyey golaha.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Burburkii Dowladdii Kadib Soomaaliya oo Bixineysa Leesinka Diyaaradaha Wasiirka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salad (Oomaar) ayaa sheegay in la dhameytiray sharciga hay’adda duulista rayidka isla markaan kaliya uu ka harsanyahay xeer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Sucuudiga oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Booqday Xeerada Ciidanka Xoogga Ee Bacaadweyn Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa kormeer ku tagay xarunta ciidanka xoogga qeybta 21-aad ee deegaanka Baacadweyn ee gobolka Mudug. Madaxweynaha oo uu wehliyey wasiirka amniniga gudaha Galmudug …