Muuse Biixi Cabdi ” Soomaaliya waxa lagu tagi karaa oo kaliya Passaport-ka Iyo Calanka Somaliland “ Sheeko:Baarlamaanka Munaasibad loogu dabbaal-degayo 60-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada waqooyi ay xoriyada ka qaateen Ingiriiska ayaa lagu qabtay madaxtooyda Somaliland. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Khudbadii 26-Juun 2020 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyna Farmaajo “Muuse Biixi wuu arkayaa in Somaliland aysan horay u socon karin, anagana aan horay u socon karin “ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka…