Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir
Sheeko:Baarlamaanka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka matalaada Gobolka Banaadir.
Waxan kulanka soo xaadiray 148 mudane, waxaana u codeeyey 142-Xildhibaan, halka 4-mudane ayaa diiday, wax ka aamusay ma jirin.
Golaha ayaana hadda waxaa ka socda hadal jeedinta guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarer oo lagu wado in ay cadeyso in dalka ay ka qabsoomi karto doorasho cof iyo ah ama in kale.
Goobjoog News