Muuqaal:- Xildhibaan Ibraahim Isaaq “Haddii Xildhibaanadu Iyo Shacabku Arkeen Kuraas Meel Kale Lagu Qoray Doorashooda Waan Saxaynaa”
Sheeko:Arrimaha Amniga

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa sheegay haddii Xildhibaanadu iyo shacabku arkeen kuraas meel kale lagu qoray doorashooda waan saxaynaa
Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Ibraahim Isaaq Ka Jeediyay Golaha Shacabka