Axmed Madoobe oo La Siiyey 90 Cisho
Sheeko:Arrimaha Amniga
Golaha wakiilada dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta u codeeyey codsi ka yimid madaxweyne Axmed Madoobe uu ku dalbaday in mudoo loo kordhiyo si uu u soo dhiso golihiisa wasiirrada.
Golaha ayaa ayaa dood dheer ka dib codsigii ka soo gaaray madaxweynaha ugu codeeyey cod gacantaag ah in la siiyo mudoo 90, cisho ah.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa 22 bishii August 22, 2019 waxaa loo doortay madaxweynaha Jubbaland, waxaana ilaa iyo mudadaas laga sugaayey inuu soo magacaabo golaha wasiirrada Jubbland.
Goobjoog News