Madaxweynaha Shiinaha Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeeyey Xuska 60 Sano Guurada Xornimadeeda Sheeko:Amniga Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada. Halkan Ka Aqriso… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Fartaag “Madaxweynaha Iyo kooxdiisa Iyaga Ayaa Isku Soo koobay Talada Dalka ” Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ka tirsan golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay isku soo koobeen talada dalka. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Xasan Yare “V illa Somalia Waxa Ay Casharada Ka Qaadataa Addis Abba ” Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxtooyda Soomaaliya ay casharada ka qaadato Addis Abba. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “ 60 sano Ka Dib In Madaxdeena Ay Ilaaliyaan Ciidamada Amisom Waa Wax Lagu Xumaado ” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo munaasabada lagu waynaynay kowada luuliya iyo markii midoobeenay gobollada Waqooyi iyo koonfur ayaa khudbad dhinacyo badan ka jeediyay,wuxuuna ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga “ 60-Sano Ka Dib Halkee U Socotaa Soomaaliya ” Waxaa Sharaxaad Ka bixinaya DR.Xasan Sheekh Cali Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo bare jaamacadaha dalka ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyay 60-Sano ka dib halka ay u socotaa Soomaaliya,isagoo Muqdisho kaga qeyb galay munaasabada kowada luuliyo. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Prof.Maxamed Doob “Dowlada Waa In Ay Waqtigeeda Ku Qabataa Doorashada ” Prof.Maxamed Doob oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda kula dardaarmay in doorashooyinka dalka ka dhacay horaanta 2021 waqtigeeda laga qabto. Halka Ka Daawo Prof.Maxamed Khudbad Uu Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diini Maxamed Diini “Fahamka Dowladnimada laga haysato aad ayuu u liitaa ” Diini Maxamed oo ah guddoomiyihii ururada bulshada rayidka ayaa sheegay in fahamka Dowladnimada la haysato uu aad u liitaa siyaasiinta iyo aqoonyahanada laga rabo in laga shaqeeyo horomarka dalka. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Cabdulqaadir Shirwac “Siyaasiinta Soomaaliyeed Waa In Ay Ka Shaqeeyaan Horomarka Dalka” Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargedir Prof.Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo saamilyada siyaad dalka ugu baaqay in laga shaqeeyo nabadada iyo horomarka dalka Halkan Ka Daawo Kudhubadii Uu Ka Jeediyay Magaalada Muqdisho
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug oo Guddi u Saartay Baaritaanka Shaqaaqo Ka Dhacday Dhuusamareeb Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa guddi u saartay baaritaanka sababtii ka dambeysay shaqaaqo, magaalada Dhuusamareeb ku dhex martay ciidamo kawada tirsan xoogga dalka. Wasiirka amniga Galmudug Axmed Moalim…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Shiinaha oo Soomaaliya ugu Hambalyeeyey Xuska 60 Sano Guurada Xornimadeeda Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada Soomaaliya. “Madaxweynaha Shiinaha…