Midowga Afrika oo Baaq Kasoo Saaray Xiisadda Ethiopia Sheeko:Amniga Guddoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay xasilooni kadib markii dalka Ethiopia ay ka dhaceen rabshado ka dhashay dilka heesaa caan ahaa. Rabshado socday laba maalmood ayaa 81… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaladaha COVID-19 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 20 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban aalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada sugayay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh Maxamuud “Dowladda Waxaan Ka Rabnaa In cadayso Mowqifka Doorashooyinka” Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed oo ka hadlayay munaasabadda 1-da Luulyo oo ka dhacday Mqudisho ayaa sheegay in Dowladda ay cadayso mowfiga doorashooyinka 20201. Halkan Ka Daawo Khudbad Uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Sheekh Axmed “Nuuca doorasho ay Dowladdu kali ku tahay lama yaqaano” Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabadda 1-da Luulyo oo kadhacday ayaa sheegay in Dowladda laga rabo in cadayso mowfiga saxda ee doorashada. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban Maalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DR.Xasan Sheekh Cali “Dowladda Waa In Ay Ilaalisaa Dastuurka Waana Halboolaha Qaranimo” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadaha dalka ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya laga rabo in ay ilaaliso Dastuurka,isagoo yiri “Dastuurka Waana Halboolaha Qarnimo ” Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Xisbiyada Oo Munaasabada Heer Sare Oo Todobaadka Xorriyadda Ku Qabtay magaalada Muqdisho Madasha Xisbiyada oo munaasabada heer sare oo todobaadka Xorriyadda ku qabtay magaalada Muqdisho Halkan Ka Daawo Warbixin Madasho Xisbiyada Iyo todobaadka Xorriyadda
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta Qoraal ka soo baxay Machadka Heritage ayaa lagu sheegay in si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Shaacisay Waqtiga Dib Loo Furayo Duullimaadyada Gudaha Dalka Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga dib loo furaayo duullimaadyada dalka, kadib muddo hakad uu kuu jiray, sababo la xiriira xanuunka safmarka ah ee COVID-19. Golaha wasiirada oo maanta…