Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo uu hoggaaminaayo oo maalmaahan safar ku maraayey gobolka Galgaduud ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gericeel.
Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa madaxweyne ku-xeenka Cali Daahir Ciid, guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee golaha wakiillada dowlad goboleedka Galmudug iyo ka tirsan golihiisa wasiirrada.
Bulshada qeybaheeda kala duwan, maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa ka qeyb qaatay soo dhoweynta loo sameeyey madaxweynaha bulshada ayaa watay boorar lagu taageerayo safarka uu ku soo gaaray deegaanka .




















From the comments