Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ee COVID-19, waxaa ay ku sheegtay in maanta dalka laga helay 9 kiis oo cusub 24-kii saac… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Odowaa oo Dalbaday in Xuriyadiisa La Siiyo Weriye Cabdicasis Gurbiye Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Odawaa ayaa qoraal uu goordhow uu soo dhigay bartiisa Faceboogga ku dalbaday in hey’adaha garsoorka ay si degdeg ah xuriyadiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Kawada Hadleen Wasiir Beyle iyo Safiirka Midowga Yurub? Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga yurub ee Soomaaliya Mudane Nicolas Berlanga. Wasiirka Bayle ayaa sheegay inay kawada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug Oo Digniin u Dirtay Ciidamada Maamulkaasi Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmad Macallin Fiqi ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in ciidamadu ay ka qeyb noqdaan dagaal Beeleedyada. Wasiir Fiqi ayaa intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhinaabanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Isugu Tagaya Dhuusamareeb Madaxweynyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka oo habeenimadii xalay kulan uu ku dhexmaray qadka Taleefanka, ayaa kawada hadlay sidii madaxda ay u yeelan lahaayeen kulan ay uga hadlaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Safiirka Midowga Yurub iyo Ra’iisalwasaare Kheyre? Safiirka Midowka Yurub u fadhiya Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa maanta magalaada Muqdisho kulan kula yeeshay ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Ra’isulwasaare kheyre iyo safiirka ayaa ka wada hadlay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyihii Degmada Wanla-weyn oo Shaqadiisii Dib Loogu Fasaxay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda goboleedka Goonfur Galbeed ayaa shaqadiisa dib ugu fasaxday, guddoomiyihii degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, War qoraal ah oo ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Meydka Gabar Yar Oo Muddo La Weysnaa oo Laga Helay Gobolka Galgaduud Waxaa saaka waabarigii Meydka gabar yar oo muddo dhowr iyo maamlmood ah la la,aa laga helay duleedka deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud ee maamulka goboleedka Galamudug. Gabadhaan yar ayaa ehelkeedu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Fiqi oo Tababar u Furay Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Galmudug Wasiirka amniga gudaha ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa tabar u furay askar kamid noqoneyso Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo lagu xareeyey xerada Dhaan Karoone ee duleedka degmada Gelinsoor. Wasiirka…