Muuqaal:-Falaqeyn Ku Saabsan Xaalada Guud Iyo Xiisadihii Ugu Danbeeyay Wadanka Ethiopia Sheeko:Wararka Caalamka Aqoonyaha iyo falanqeeye arimaha siyaasadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daqare ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada guud iyo xiisadihii ugu danbeeyay ee Wadanka Ethiopia iyo sidoo kale arimaha Doorashooyinka. Halkan Ka Daawo Falanqeyn Ku Saabsan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Daah-furay Mashruuca Ka Hortagga Fatahaadda Webiga Shabeelle Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele waxa qorshaha ka mid ah in daraasad lagu sameeyo goobaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun Dil ah ku riday Nuur Daahir Geedi oo loo haysto dilka Cumar Xasan Macalim oo ka dhacay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kadib markii marxuumka dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa faahfaafin dheeraad ah laga helayaa Qarax maanta ka dhacay dhabarka dambe ee Safaaradda dowladda Qatar ay ku leedahay magaalada Muqdusho, gaar ahaan xaafadda Taleex ee degmada Hodan. Qaraxa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun Dil ah ku riday Nuur Daahir Geedi oo loo haysto dilka Cumar Xasan Macalim oo ka dhacay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kadib markii marxuumka dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Koonfur Afrika Ugu Geeriyooday COVID-19 Allaah unaxariistee waxaa Isbitaal ku yaallo wadanka Koonfur A frika ku geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed, kaas oo uu ku dhacay xanuunka Coronavirus. Muwaadinka ayaa lagu magacaabi iray Maxamed Cabdi Xasan, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor Oo Dib Ugu Noqday Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wafdigi uu hogaaminayay ayaa dib ugu noqday caasimadda Galmudug ee Dhuusamareb, halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen wadiga, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhiro: Maxay Kawada Hadleeh Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Guddoonka Labada Gole Ee Baarlamaanka? Ururada bulshada rayidka ah ayaa kulmo gooni gooni ah la kala qaatay guddoonka labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, oo maalmihii dambe uu dhex yaallay khilaaf ka dhashay xeerarka doorashooyinka…