Xildhibaan Fowsiya “Doorashada Oo Waqtigeeda Ku Dhacda Waxay Horomar U Tahay Dalka” Sheeko:Arrimaha Amniga Luuliyo 8, 2020 Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay in doorashada 2021 oo waqtgeeda ku dhacdaa ay horomar u tahay Wadanka oo dhan. Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fowsiyo Oo Ka Hadashay Arimaha Doorashooyinka