Muuse Sheekh Cumar oo horey u soo noqday xildhiban ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya kuna nool dalka Canada ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay haystan caqabadooyin waa weyn islmarkaana aysan suura gal ahayn in xilligaan ay dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah waxa uuna dowladda saamileyda siyasadda ugu baaqay in xal laga garo xaaladda kala guurka ah dalkana ay ka dhacdo doorasho nabdoon.
Halkan Ka Daawo Waraysi Skyp-ka Uu Xildhibaan Muuse Siiyay Goobjoog News