Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Baaqa Golaha Wasiirada Ee Doorashooyinka Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay ku qabsoonto waqtigeeda. Madaxweynaha ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 62 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:- Khayre “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuuri” Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisul Wasaare Khayre: Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed,Mid Amni Iyo Mid Dastuur Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo siweyn loogu dhoweeyey. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diraayadaha ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qabtay Doon Hub Sidday oo ay Leedahay Iran Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwo xulufo la ah ay bishii June qabteen doon ay Iran leedahay oo hub u sidday kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya Oo Agab Caafimaad U Dirtay Gobolka Mudug Wasaaradaha Caafimaadka Xukuumadda Fadaraalka, ayaa maanta agab caafimaad oo loogu tala galay Ka hortaga COVID-19 gaarsiiyay Gobalka Mudug kaas oo qeyb ka ah ololaha la dagaalanka faafitaanka xanuunka COVID-19 ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimaadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas si weyb halkaas lagu soo dhoweeyey. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin Sida Uu U Dhacay Dil Nin Hubeysan Uu U Geystay Lix Qof Isku Qoys ahaa Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah dil wadareed ka dhacay Deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho dhacdadaas waxa ku nafwaayay lix qof oo isku qoys ahaa sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ayaa Bilaaway Kor U Qaadida Ciyaaraha Degmada Diinsoor ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka iminka ka bilaawaday kor u qaadida ciyaaraha iyo is dhaxgalka bulshada waxaana tartamo kala duwan oo loo qabtay kooxaha ka dhisan diinsoor…