Muuqaal:- Khayre “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuuri”
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo.
Halkan Ka Daawo Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Markale Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka 20201
Goobjoog News