Daawo: Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xildhibaanada Golaha Ugu Jawaabayay su’aalo Sheeko:Arrimaha Amniga Luuliyo 11, 2020 Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadam Koofi ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Uga Jawaabayay su’aalo ku saabsan Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Halkan Ka Daawo Agaasime Koofi Oo Ka Jawaabay Su’aalihii La Waydiiyay Goobjoog News