U bood dhigaalka

Xasan Sheekh “Madasha Xisbiyada Qaran Waxay Dhiira Gelinaysaa Shirka Maxda Maamul Goboleedyada ”

Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah hogganka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in ay dhiiri gelinayaan shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug.

Halkan Ka Daawo Madasha Xisbiyada Qaranka Oo Dhiiri Gelinaysaa Shirka Maamul Goboleedyada

Goobjoog News