Dr Axmed Siyaad Sabriye ” Farmaajo Diyaar uma Ahan in Doorasho Dalka Ka Dhacdo “ Sheeko:Amniga Dr. Axmed Siyaad Sabriye oo xubin ka ah dhaqdhaqaaqa Maanifeysto labo , oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira doorashooyinka dalka ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Heshiis Laga Gaaray Doorashooyinka Somaliland Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Ucid , Kulmiye iyo Wadani , ayaa maanta kala sixiixday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Ra’iisulwasaarihii Hore Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Abshir Faarax oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaare Ka Dhashay Israsaseen Ka Dhacday Garas Baaleey Wararka laga helaayo deegaanka Garas Baaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay shegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ay toogteen, nin hubeysan kaas dil u geystay askari ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Ra’iisulwasaare Kheyre oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ra’iisulwasaarihii Hore Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Khayre ayaa u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay Allah u naxariistee Ra’iisul wasaarihii hore ee Dalka, Xasan Abshir Faarax.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisulwasaarihi Hore Ee Soomaaliya oo Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa goordhow magalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeriyooday Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax. Allah unaxariistee marxuumka ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaa isbitaal yaalla ku dalkaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukunno Lagu Riday Rag Lagu Eedeeyey Kufsi Ka Dhacay Galgaduud Waxaa maanta magaalada Cadado ee gobolka Galgaduud lagu soo gaban gabeeyey dhageysiga dacwad rag lagu eedeeyey in ay lug la haayeen kufsi ka dhacay deegaan hostaga degmada Galinsoor ee Gobolka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo. Soomaaliya waxay ka baxday dowladdii ku-meel gaarka ahayd 2012 inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya dowlad federaal…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Maxay Ka Yiraahdeen Madaxda “ Mamul Goboleedyada” Arrimaha Doorashooyinka Iyo Marxaladda Kalaguurka? Madaxda Maamul Goboleedyada ee kala ah Axmed Madoobe (Jubbaland), Cabdicasis Lafta-gareen(Koonfur galbeed), Maxamed Waare (Hirshabelle), Axmed Qoorqoor(Galmudug) iyo Saciid Cabdullahi Deni oo ah (Puntland) ayaa 11-July 2020 waxa uu shir…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wax Ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore Soomaaliya Iyo Naadiga Badda Shariif Maxamed Abayle Shariif Abayle Maxamed waxa uu ka mid ahaa xirfadyahanadii hore kubbadda cagta Soomaaliya,isagoo halganka ciyaaraha ka soo bilaaway magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada hoose horaantii 1950,balse Shariif oo in badan…