Dowladda Sudan oo Ogolaatay Isticmaalka Khamriga iyo in Laga Bixi Karo Diinta Islaamka Sheeko:Amniga Sudan ayaa u ogolaan doonta dadka aan Muslimka ahayn inay cabi karaan khamriga, waxayna sidoo kale baabi’isay sharci dhigayey in la dilo qofka ka baxa diinta Islaamka, waxaa sidaas sheegay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamullada Puntland iyo Galmudug oo Kala Saxiixday Heshiis Ku saabsan Qaadista Canshuuraha Wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis quseeyo qaadista canshuuraha labada maamul ka shir dhacay magaalada Gaalkacyo, ee gobolka Mudug. Waxaana kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Qaran oo Muqdisho Kula Kulmay Xisbiyada KMG u Diiwaangashan? Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diwaangashan ee ka jira dalka. Kulanka oo u jeedadiisa ahayd is xog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Golaha Aqalka Oo Soo Dhaweeyay War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug intii u dhaxaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Lagu Weeraray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Waxaa warar dheraad ah laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar lagu qaaday kolonyo ciidan ah uu la socday taliyaha ciidamada xoogga dalka General Odawaa Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weriye Gurbiye Oo Wajahaya Dacwad Uu Garwadeen Ka yahay Madaxweyne Farmaajo Berri oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagi-doonna tifaftiraha guud ee Goobjoog iyo agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Gurbiye. Halkan Ka Aqriso Weiye Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Ee Dhuusamareeb Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan. Waxa ay caqabad ay ka taagan tahay isu socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Diyeeshe “Waan Ku Faraxsanahay In Aan Noqdo Wakiil” Laacibkii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya Ismaaciil Maxamed Cumar, ayaa loo diiwaan geliyey inuu ka moid noqday wakiilada rasmi ah ee caalamka,isagoo kala iibin kara laacibiinta kubbadda cagta. “Waan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisulwasaare Kheyre oo Magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Ra’iisulwasaarihii Hore Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska ra’iisalwasaarihii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax, kaas oo maalinimadii shalay ku geeriyooday wadanka Tukiga, oo maalmihii dambe…