Shariif Abayle “Baahi Weyn Ayay Qabaan Ciyaartooyda Marka” Sheeko:Wararka Cayaaraha Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ujeedka (Villa Soomaaliya) Ay Ka Leedahay Dacwadda Wariye “Gurbiye” Oo Dhibane U Ah Siyaasad Gurracan Maanta oo ay taariikhdu tahay 14, bisha Luuliyo, waxaa maxkamadda Gobolka Banaadir looga ballansan yahay dacwadda Wariye Cabdicasiis Axmed ‘Gurbiye’ oo ah Tifaftiraha guud iyo agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xarunta Dambi Baarista CID oo Shaqadeedii Dib u Bilowday Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID, ayaa shaaciyay in maanta oo talaado ah taariikhduna ku beegantahay 14-ka bisha July ee danadka 2020, dib ubilaabiday adeegyadii ay u qaban jirtay Ummadda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Gurbiye oo Maanta Mar Kale Hortagaya Maxkamadda Gobolka Banaadir Maanta oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog ahna agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Axmed Gurbiye. Maxkamadda ayaa lagu wadaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Hadlay Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmugud Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay khudbad ka jeediyey gunaanadka shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada oo ku soo idlaaday magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa dhammaan martidii ka…