Day: July 15, 2020
-
amaanka
Falcelin:- Mas’uuliyiin,Shakhsiyaad U Dooda Xuquuqda Aadanaha Iyo Weriyeyaal Ayaa Difaacay Kiiska Gurbiye
Tan iyo markii talaadadii 14-July 2020 markii labaad ay u yeertay maxkamadda gobolka Banaadir tifaftiraha Goobjoog Cabdicasis Gurbiye waxaa kor…
Read More » -
amaanka
Guddoomiye Mursal “Ma Aqbalayno Doorasho Dadban,Iyadoo Aan Ansixinay Sharcigii Doorashooyinka”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in madaxda Maamul Goboleedyada aysan go’aan ka gaari…
Read More » -
amaanka
Munaasabad lagu xusayay af-gambigii dhicisoobay ee Turkiga ayaa lagu qabtay Muqdisho
Xaflad lagu xusaayay sanad guuradii afaraad ee kasoo wareegtay markii af ganbi la isku dayay in dowladda turkiga lagu sameeyo…
Read More » -
amaanka
Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo Aadbaa U Garanayaa Ma Ah Nin Ka Fuqa Meeshii Uu Ku Dhego”
Goobjoog ayaa waraysi gaar ah la yeelatay Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Cabdullaahi Sambaloolshe,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaahi meeshii…
Read More » -
amaanka
Guddoomiye Mursal “Fajac Ayay Nagu Moqotay Mahad Cawad in Uu Xukuumadda Daba Socdo”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in fajac ku noqotay in guddoomiye ku xiegenka 2aad…
Read More » -
amaanka
Xildhibaan Dalxa “Mahad Cawad Waa Kulundi Sab Aan Laga Casuumin Aaday Oo kale”
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka…
Read More » -
Aqalka Sare
Daawo: Aas Qaran Oo Garowe Loogu Sameeyay Madaxwaynihii Hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi
Aas Qaran ayaa Garoowe loogu sameeyay Madaxwayinihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi,waxaan aaska ka qaybgalay Madaxda Jubbaland, Puntland ,Galmudug iyo…
Read More » -
Baarlamaanka
Mursal: Ma Aqbaleyno Doorasho Dadban
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal oo maanta hadlay ayaa sheegay in aan marnaba la aqbaleyn doorasho…
Read More » -
Ciyaaraha
Waa Kuwee Kooxaha U Soo Baxay Tartankii Lagu Xusayay Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uureey)
Kooxda Jeneraal Daa’uud GYM ayaa guul ka gaartay dhigeeda Somali Sports,iyagoo gaaray fiinalaha tartankii lagu xusayay xidigihii hore LLP Jeenyo…
Read More » -
Banaadir
Farmaajo: Hey’ado Badan ayaa Naga Caawinaya Kasoo Kabashada Dhaqaale Ahaan ee Covid 19
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaab muuqaal ah uga qeybgalay shirka IGAD ee looga hadlayey arrinta Koonfurta Suudaan…
Read More »