Warbixin:- Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo? Sheeko:Amniga Soomaaliya waxay ka baxday Dowladdii ku-meel gaarka ahayd sanadii 2012 ,inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya Dowlad Federaal ah.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Danjire Caalim “Guddiga Doorashooyinka Way Fashilanyihiin,Xilligaanna Ma Qaban Karaan Doorasho” Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna nool Wadanka Finland ayaa waraysi dhinaca Skyp-ka uu siiyay Goobjoog waxa uu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo xaalada kala guurka,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Danjire Caalim “Villa Somalia Way Ka Gardaran Tahay Weriye Cabdicasiis Gurbiye” Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna sugan wadanka Finland ayaa ka hadlay xaalada xuriyatul qowlka dalka,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay gardaro ku haystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dowlada Kenya Oo Dib U Furtay Goobaha Cibaadada Dowladda Kenya ayaa dib dib u furtay Masaajidda ,goobaha waxbarashada iyo ganacsiga ku dhawaad mudo afar ka dib,tani ayaa ku soo aadeysa xili aduunka uu kala xiray caabuqa coronavirus. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Crisis Group Oo Warbixin Kasoo Saartay Kala Safashada Kenya Iyo Ethiopia Ee Arimaha Jubbaland Crisis Group ayaa warbixintoodii ugu dambeysay ee soo saareen waxa ay uga digeen in kala safashada Kenya iyo Itoobiya ee arimaha Jubbaland iyo Dowladda ah ay abuuri karto khatar iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sambaloolshe ‘’Madaxweyne Farmaajo Waqtigiisa Wuu Dhamaaday’’ Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo waqtigiisa wuu dhamaaday qasab ayay ku tahay inuu dhageysto saamileyda siyaasadeed iyo Maamul Goboleedyada,si xal loogu gaaro Doorashada 2020-2021’’ Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Madaxda Dalka Oo Ka Qeyb Galay Salaadii Janaasada Ee Ra’isalwasaarihii Hore Xasan Abshir Faarax Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Kawada Hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Iyo Xisbiyada Ka Dhisan Dalka Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka waxaana kulanka looga hadlay arimaha doorashooyinka Proff. Cabdullahi Salaamulaah oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynayaashii Hore Dalka Oo Ka Qeyb Galay Salaadii Janaasada Ee Ra’isalwasaarihii Hore Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Meydka Ra’isul wasaarihii hore oo Muqdisho La Keenay, Laguna Tukaday Waxaa maanta Muqdisho la keenay meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya asan Abshir Faarax oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Turkiga. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonk, guddoonka baarlamaanka iyo xubno kale…