Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey COVID-19 Sheeko:Amniga Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 5 qof oo cusub, taasi oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Wareysiga Profesor Shirwac oo Ka Warbixiyey Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Bulshada Rayidka ah Profesor Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan hay’adda tubta nabadda Soomaaliyeed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa ka warbixiyey kulan ururada bulshada rayidka ah ay magalaada Dhuusamareeb ee maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Villa Somalia oo Ku Adkeysaneysa Doorasho “Qof iyo Cod” ah Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Ilo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Fatahaadda Shabeellaha Hoose Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada Afgooye iyo guud ahaan Gobolka Shabeellada hoose ay saamayn ba’an…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda Dowladda Soomaaliya Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Kulan Hordhac U Ah Ku Yeeshay Madaxtooyda Dhuusamareeb Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxamed Bile Muuse “Dowladda Wax Badan Ayay Ku Fashilantay Waa In Aysan Caraqaladeyn Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb “ Maxamed Bile Muuse oo ah xoghayaha isbaheysiga Isbadal doonka Kowda Luuliyo oo la hadlay Goobjoog ayaa madaxda Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ugu baaqay in wax wanaagsan laga…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xasan Afrax Jeeri “ Waan U Qalanay Guusha Iyo Koobka Lagu Xusayay Marxuum Uurey” Kooxda Kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud ee ka socotay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadi ayaa ku guulaystay tartankii lagu maamuusayay laacibkii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda LLP Jeenyo Marxuum Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Bulshada Rayidka ah? Waxaa magaalada Dhuusamareeb kulan ku yeeshay 19-kii bishan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo bulshada rayidka ah. Qoraal ka soo baxay shirka waxaa ku xusan in kulankan uu qeyb ka…