Akhriso: Warmurtiyeedka Shirka Dhuusamareeb ee DF iyo Dowlad Goboleedyada Sheeko:Baarlamaanka Waxaa goordhow lasoo saaray warmurtiyeedka Shirka Dhuusamareeb uga socday dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. … 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waraysi-Yuusuf Jimcaalle “Muqdisho Waxaa Ku Soo Batay Dil-Wadareed” Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Muqdisho ay ku soo batay dil-wadareed wuxuuna sababtaas ku qeexay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waraysi:- Maxay Puntland Uga Dhigan Tahay Hergalinta Nidaamka Xisbiyada ? Yacquub Maxamed Cabdalla oo Xoghayaha ku meel gaarka ee Urur Siyasadeeka Kaah,sidoo kalane ah falanqeeye arimaha siyaasada Puntland ayaa Goobjoog ugu waramay nidaamka xisbiyada ee Puntland 18 Luulyo 2020- Madaxweynaha Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre Oo Amray $500,000 Dollar In Lagu Bixiyo Fatahaada Degmada Afgooye Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray wasaaradda maaliyadda in si deg deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol oo Kun Oo Doollar) oo xukuumaddu ay u qorsheysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Wax Kabedelka Sharciga Xisbiyada Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey wax bedelka sharciga xisbiyasada siyaasadda ee Soomaaliya. Codeyntii dhacday waxaa ay noqotay: 137 oo ogolaatay halka 3 ay diideen, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Wadajir Loogu Gurmado Dadka Ku Dhibaataysan Afgooye Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu ku fatahay Wabiga Shabeele ayaa ku baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka Maanta ee golaha shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ma Ogtahay In Xulka Brazil Loo Diiday In Ay Yimaadaan Soomaaliya? Ogow Sababta Cabdullahi Maxamed (Cabdullahi Buurane) oo ka mid ah qorayaasha Isboorti dalka sidoo kalane ah macallin kubbadda cagta ayaa bahda ciyaaraha la wadaagay taariikh weyn uu Soomaaliya ka luntay,taas oo aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Shahaadiga oo Lasoo Gabagabeynayo Waxaa maanta la soo gaba-gabeynayaa imtixaanka shahaadiga ah ee form 4 ee ka socday guud ahaan dalka Soomaaliya. Imtixaankan oo ay qaadeysay wasaaradda waxbarashada ee dowladda federaalka ah ayaa la…