Madasha oo Ka Digtay Firaaq Dastuuri ah Haddii Aaney Doorashada Waqtigeeda Ku Dhicin Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha xibiyada ayaa qoraal ay soo saartay kusoo dhoweysay shirka Dhuusamareeb laakin waxaa ay ka digtay in doorashada ay waqtigeeda ku dhici weyso, oo uu dhacdo firaaq dastuuri ah. 1 daqiiqo