U bood dhigaalka

Gudoomiye Mursal Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababaha Loo Riday Xukumadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan qaaday taasna ay sabab u tahay in maanta lagala noqday kalsoonida sida uu sheegay Gudoomiye Mursal.

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Sharxaya Qaabkii Loo Riday Xukuumadda

Goobjoog News