Maxay Ka Wada Hadleen Madasha Xisbiyada Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan la yeeshay caawa hoggaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran gaar ahaan Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkan Ka Daawo Kulankii Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Madasha Xisbiyada Qaran
Sidoo Halkan Ka Aqriso Kulankii Dhexmaray Labada Dhinac
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/madasha-xisbiyada-qaran-oo-war-ka-soo-saartay-kulankii-goddoonka-bfs-iyo-hoggaanka-madasha/
Goobjoog News