Iskutaga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Sheeko:Amniga Qoraal ka soo baxay ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay in wado sharci ah aan loo marin magacaabista xubnaha golaha adeega Garsoorka dalka , kuwaas oo maalinimadii shalay ay magacaabeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni oo Salaada Ciida Bulshada Kula Tukaday Gaalkacyo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee #Ciidul_Adxa. Madaxweyne sidoo kale waxa uu bulshada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalamka Islaamka oo Maanta Lagawa Ciidayo Maanta waxaa dhammaan dunida islaamka looga dabaal degayaa munaasabadda ciidda Carafo ee sanadka 1441 Hijriya, oo ah ciida labaad islaam iyo bisha ugu ugu dambayso sanadka Hijriga. Gudaha dalka ayaa…