Akhriso: Faahfaahinta Qarax Lagu Weeraray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa warar dheraad ah laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar lagu qaaday kolonyo ciidan ah uu la socday taliyaha ciidamada xoogga dalka General Odawaa Yuusuf… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Gurbiye Oo Wajahaya Dacwad Uu Garwadeen Ka yahay Madaxweyne Farmaajo Berri oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagi-doonna tifaftiraha guud ee Goobjoog iyo agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Gurbiye. Halkan Ka Aqriso Weiye Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Ee Dhuusamareeb Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan. Waxa ay caqabad ay ka taagan tahay isu socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Diyeeshe “Waan Ku Faraxsanahay In Aan Noqdo Wakiil” Laacibkii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya Ismaaciil Maxamed Cumar, ayaa loo diiwaan geliyey inuu ka moid noqday wakiilada rasmi ah ee caalamka,isagoo kala iibin kara laacibiinta kubbadda cagta. “Waan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Kheyre oo Magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Ra’iisulwasaarihii Hore Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska ra’iisalwasaarihii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax, kaas oo maalinimadii shalay ku geeriyooday wadanka Tukiga, oo maalmihii dambe…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Gurbiye oo Berri Mar Kale Hortagaya Maxkamadda Gobolka Banaadir Berri oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagi-doonna tifaftiraha guud ee Goobjoog iyo agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Axmed Gurbiye. Weriye Gurbiye ayaa wajahaya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Ku Baaqay Shir Kale oo Laga Tashanayo Nooca Doorasho ee 2020 Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr Axmed Siyaad Sabriye ” Farmaajo Diyaar uma Ahan in Doorasho Dalka Ka Dhacdo “ Dr. Axmed Siyaad Sabriye oo xubin ka ah dhaqdhaqaaqa Maanifeysto labo , oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira doorashooyinka dalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Heshiis Laga Gaaray Doorashooyinka Somaliland Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Ucid , Kulmiye iyo Wadani , ayaa maanta kala sixiixday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo…