Dowlad Goboleedyada oo Maanta Shir Ku Yeelanaya Dhuusamareeb, Galmudug Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka furmaya shirka dowlad goboleedyada kaas oo ay ka qeyb galayaan dhammaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah. Shirkan oo looga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Qaranka Oo Soo Dhawaysay Shirka Dhuusamareeb Ee Madaxda Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Xassan SHiekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay go’aanka madasha ee ku aadan Arrimaha doorashooyinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Dhaqanka Dalalka Carabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda 37 sano ka hor. Wasiiru Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Baaqa Golaha Wasiirada Ee Doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay ku qabsoonto waqtigeeda. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 62 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Khayre “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuuri” Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisul Wasaare Khayre: Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed,Mid Amni Iyo Mid Dastuur Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo siweyn loogu dhoweeyey. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diraayadaha ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qabtay Doon Hub Sidday oo ay Leedahay Iran Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwo xulufo la ah ay bishii June qabteen doon ay Iran leedahay oo hub u sidday kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya Oo Agab Caafimaad U Dirtay Gobolka Mudug Wasaaradaha Caafimaadka Xukuumadda Fadaraalka, ayaa maanta agab caafimaad oo loogu tala galay Ka hortaga COVID-19 gaarsiiyay Gobalka Mudug kaas oo qeyb ka ah ololaha la dagaalanka faafitaanka xanuunka COVID-19 ee…