Madaxweyne Deni Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimaadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas si weyb halkaas lagu soo dhoweeyey. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Sida Uu U Dhacay Dil Nin Hubeysan Uu U Geystay Lix Qof Isku Qoys ahaa Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah dil wadareed ka dhacay Deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho dhacdadaas waxa ku nafwaayay lix qof oo isku qoys ahaa sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ayaa Bilaaway Kor U Qaadida Ciyaaraha Degmada Diinsoor ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka iminka ka bilaawaday kor u qaadida ciyaaraha iyo is dhaxgalka bulshada waxaana tartamo kala duwan oo loo qabtay kooxaha ka dhisan diinsoor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowald goboleedka Galmudug, iyadoo halkaasi lagu soo dhoweeyey. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweyne Qoorqoor Oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Mudo Labo Sano Ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Ilaalada Maxda Maamul Goboleedyada Oo Gaaray Dhuusamareeb Ilaalada Maxda Maamul Goboleedyada Jubaland,Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,halkaas oo dhawaan ka furmaya shirka madaxda Maamul Goboleedyada Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Wararkii Ugu Danbeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaranka Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Muqdisho Ku Yeeshay Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor oo Qabanaya Shir uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa maanta qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Tiro Dad Isku Qoys ah Ku Rasaaseeyey Duleedka Muqdisho Warar kale duwan ayaa waxaa ay ka soo baxayaan weerar lagu qaaday qoys deganaa deegaanka Tabeelaha ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana weerarka ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomalaiya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ee xanuunka Coronavirus ku sheegtay in maanta guud ahaan dalka laga helay 13 kiis oo la xiriira…