Madaxweyne Deni Oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ku Eedeeyey Jabinta Dastuurka Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goddomiyaha golaha shacabka ee baarlmaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh, waxaa uu ku eedeeyey inuu jabiyey dastuurka, kadib markii guddoomiyaha uu ka… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye oo Lagu Maxkamadeynayo Muqdisho Waxaa goordhow xarunta maxkamadda gobolka Banaadir ka bilaabaneysa maxkamadeynta weriye Cabdicasis Gurbiye oo ah agaasime ku xigeenka Goobjoog Media Group iyo tifaftiraha guud. Mudane Gurbiye ayaa loo heystaa dacwad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo Siweyn Loo Adkeeyey Waxaa si weyn maanta loo adkeeyey Amniga guud ee magaalda Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug, taas oo la filaayo in ay marti geliso kulanka madaxda dowlad goboleedyada maalin kadib, waxaana magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ee COVID-19, waxaa ay ku sheegtay in maanta dalka laga helay 9 kiis oo cusub 24-kii saac…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Odowaa oo Dalbaday in Xuriyadiisa La Siiyo Weriye Cabdicasis Gurbiye Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Odawaa ayaa qoraal uu goordhow uu soo dhigay bartiisa Faceboogga ku dalbaday in hey’adaha garsoorka ay si degdeg ah xuriyadiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Wasiir Beyle iyo Safiirka Midowga Yurub? Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga yurub ee Soomaaliya Mudane Nicolas Berlanga. Wasiirka Bayle ayaa sheegay inay kawada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug Oo Digniin u Dirtay Ciidamada Maamulkaasi Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmad Macallin Fiqi ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in ciidamadu ay ka qeyb noqdaan dagaal Beeleedyada. Wasiir Fiqi ayaa intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhinaabanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Isugu Tagaya Dhuusamareeb Madaxweynyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka oo habeenimadii xalay kulan uu ku dhexmaray qadka Taleefanka, ayaa kawada hadlay sidii madaxda ay u yeelan lahaayeen kulan ay uga hadlaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Safiirka Midowga Yurub iyo Ra’iisalwasaare Kheyre? Safiirka Midowka Yurub u fadhiya Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa maanta magalaada Muqdisho kulan kula yeeshay ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Ra’isulwasaare kheyre iyo safiirka ayaa ka wada hadlay sidii…